Abaal waasuge

Soo jeediyaha barnaamijka jaliis
waxan ku dadaalayaa in aan joogteeyo barnaamijka jaliis oo aan kala go' ka ilaaliyo
ABAAL WAASUGE

JALIIS

LAJIRKA JIILKA AQRISKA

Ugu horeyn waxan rabaa in aan halkan kasaamo ugana  mahadceliyo saaxiibadii dhadhasmis ee mudadii aan kamaqnaa isoo raadinayay kuwaas ilahaa  hadmaaad gacalo soo noqon anna aan lahaa dhowr nabad kusii joog, hadhantaani xirriirka dhaqso waan usoo noqon, hayeeshee maanta waxan leeyahay nii imidoo waykan o hilow hadad ii qabtaan hamuun ayaan idiin qabaa.

Intaa kadib aniga waa abaal waasuge waxaana sidaa barnaanij hor leh oo ku bah ah kii hore ee dhadhamis, kaasoo aan  ugu magac darnay JALIIS  Saa waxaa layiri “ waqayru jaliisin fixzamaani kitaabu” waayaha  qof fadhi lala wadaago waxa uqayr badan kitaabka ama buuga.

jaliis waa barnaamj aan kusoo qaday doonto todobaadkasta miidka murtida kujirta buugaagta, kaasoo waqtigiisa  koobnaan doono, se dux badan huwan insha Allah.

Jaliis waa lajirka jiilka aqriska waxa uuna aad u anfaci doonaa inta jecel aqriska asii aan waqti u heli karin aqrinta buugagta wawayn si jooogta ah, sidokalena aan heli karin buugaagta wax ku oolka maadaama ay qoran yahiin afqalaad.inta tafrjumana ay aad uyartahay.

Si walba hadii aad jeceshahay aqoonta, rabtidna in aad si joogta ah ugu dalxiisto caqliyada dadka kale, kusoo biir jaliis oo supcrebdheh janaalka, folowna dheh page keena si ad ula kowsato curashada jaliis.

Jaliis waa lajirka jiilka aqriska ee dhowr habenkasta oo jumco so galeyso marka ay saacadu tahay 8fiidnimo insha Allah.

Copies Sold
0 K+
Books
0
Awards
0
1986

My First Book

Quisque suspendisse fames eget risus quam posuere eu massa, consequat nec vestibulum fermentum velit nunc, dictum dui orci urna vitae.

US Bestselling Book

Ultrices ultrices sed ultrices suspendisse quisque in etiam adipiscing ligula rhoncus vivamus tincidunt amet sem cursus hendrerit nulla.

Shopping Cart